Waddadii loo soo maray dhimaha maamulka Hirshabelle iyo taariikhda aas-aaskeeda

Dhismaha Hirshabelle Dowlad Goboleedka Hirshabelle wuxuu ka mid yahay maamulladii ugu dambeeyay ee lagu dhiso nidaamka federaalka Soomaaliya. Sanadkii 2016, markii ay Dowladda Federaalku u muuqatay mid xilligeedu dhamaad yahay, waxaa lagama maarmaan noqotay in la dhameystiro khariidada federaalka dalka. Labadii gobol ee ugu dambeeyay ee hartay waxay ahaayeen Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.