Turkiga iyo siyaasadda kursiga Soomaaliya: Su’aalo jawaab u baahan

Siyaasadda Soomaaliya waxay mar kale wajhaysaa dood culus oo ku saabsan saamaynta dowladaha shisheeye, gaar ahaan doorka Dowladda Turkiga ee siyaasadda gudaha Soomaaliya. Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo falanqeeyayaasha siyaasadda ayaa aaminsan in Ankara ay door muuqda ku leedahay ilaalinta awoodda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, halka taageerayaasha dowladda ay arrintaas u arkaan iskaashi istraatiiji ah oo labada dal ka dhexeeya.